The family sold it cheap in early 2010s. Waa sugi kareyn and now would have sold for two million something dollars. Waa isqasaariyeen. My old man's villa in Hodan waa lix boos, kuwa yimid leh $1.3 million dhiibeynaa la diiday.
Xasan Socdaal reerkiisa ayaa gatay shaneemada una dhiibay reer abtigiis. There some other famous shaneemooyin sidooda wali u dunsan, sida Shaneemo Misiyoon iyo Xamar oo Reer Uunlaaye lahaa midkood.
Meesha guryaha cusub Daarasalaam laga dhisay dhul dan guud bannaan ahaa. Xirooyinka iyo xarumaha keydka hubka militariga waxee ku yaaleen Jidka Warshadaha oo xadka Xamar ahaa, dhanka kalena dhulal bannaan dowladda leedahay ahaayeen. Dhanka Tarbuunka marka laga baxo la aadaayo Dayniile ayaa xirooyin hub yaalaan militari ku yaalay iyo wakaaladii biyaha lagu keydinaaye. As a boy I once walked from Tarbuunka to Dayniile in late 1991 after the start of Caydiid iyo Cali Mahdi four-month devastating war. I passed xiro after xiro ku yaalay, qaarkood diyaarado la furfurtay ka buuxay iyo gantaalo wali sidooda ah. Hadda kuwaas waala kala ootay, dad gaar qaatay oo kaaman barakacyaal ijaartaan ka dhigtay iyo bakhaaro.
Xamar, unlike any decent capital city, does not have a single public park. All waala qaatay, starting with jardiinooyinkii ku yaalay isgoysyada. These little park jardiinooyin magaalada aad ayee u qurxin jireen. Bo more
Now Xamar has fee-based private parks oo laga dhistay dhulal dowlada lahayd, sida dhulkii boosteejadii Ceelgaab oo hadda ah Beerta Nabadda. Our own xaafad jardiino park at Isgoyska Bakaaraha dad ayaa little park iyo maqaayad ka dhigtay. Lacag ayaa dhiibee ku galee saa u fadhiisatid in the green shades and plants. Yaab.
I am now afraid for Tarbuunka. It is still there in prime land and can become a decently designed public park, but I don't think in Xasan Socdaal's corrupt cliques dhaafi doonaan to privatize it.
It is all concrete jungle in Xamar, xataa geedigii talaalka ahaa sar walba horteeda ku yaalay waala gooyey to make parking spots and such.