Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/10/2023 in all areas

  1. 1 point
    A MESSAGE FROM THE NEWLY NOMINATED PRESIDENT OF AWDAL STATE MUKHTAR ALI ADAN | President Mukhtaar in his first public speech to the people of Awdal tells his people to be ready for a bitter war to end Somaliland occupation of the state and to finally be free of Somaliland subjugation and intimidation. Madaxweynaha hadda la magacaabay ee Awdal State ahna hoggaanka Jamaahiirta Difaaca Awdal oo la hadlaya shacabka Awdal ayaa farriintaan diraya: "Jamaahiirta Awdal State waa inaan xoog kaga xorayno dhulkayaga nimadaanka gumeystaha SNM laga bilaabo Lowyacade illaa Gabilay. Halganku waxa uu inoo suurtogalin doonaa inaan gaadhno himiladeena, si aan u dhisano dowlad madaxabannaan oo Awdal State, hadda kadibna ayna dhicin in aan dad kale u dabafadhiisano masiirkayaga. Waxaan rabnaa in wiilka iyo gabadha reer Awdal noqdaan dhalinyar dhulkooga ugu noolaada sharaf iyo cisi oo khayroodkana ka faaiidaystaan." Madaxweyne Mukhtar Ali Aden Yaabe oo hadalkiisa sii wata wuxa uu diray farriimaha hoose: 1. Farriinta dhalinyarada 2. Farriinta haweenka, gaar ahaan haweenka caafimaadka (nurse) inay heeggan galaan 3. Farriinta qurbojoogta Awdal 4. Farriinta horgalada: waxay Jamaahiirtu go'aan ku gaadhay oo lagu dhaartay in horgal kasta guriga lagu dul gubo 5. Farriinta SSC-Khatumo State & tan jabhadda Dulmidiid ee West Burco Clan waxaan ka dalbaneynaa garab iyo gaashaan Xafiiska Madaxweynaha dooran ee Awdal State iyo Jamaahiirta Difaaca Awdal
  2. 1 point
    How many fires is Muse starting?
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up