Kollayba Anigu magac u waayi maayo dadkaanu is hayno sida , badhyo culus , qurjiiley iyo dhuxulaysato. Eeg hada cidna ma magacaabin , sharciga forum kana ma jebin, cidaan u jeedana waad wada fahmaysan. Malaha waxaaba loo qaatay inaynu si sharaf leh magacooda saxda ah isticmaalno.
Galbeedina saacadaa laga bilaabo waa xafajo. Sidaa maku heshiina ? Marnaba anigu magac xun u waayi maayo Baroorwiish ama falastiin hadba sidaad u taqaanin.