Kan qoraalkaas qoray, daljaceylnimada lidaayo, laakiin si dadban qabyaaladda u amaanaayo, waa qabiiliste weyn Mahad Kawaanle la qabiil ah. Qoraalkaasna waagii Farmaajo qoray, Nabad iyo Nolol taageeriyaashooda badan ugu dan lahaa.
Wadinyad haddee jirin maxaa jiro marka? Qabyaalad qurunkeeda muu naga dhaadhacsiin rabaa. Dadka qabyaaladda ku raagtay daljaceylnimo maba garan karaan oo damiirkooda waaka tirtirmatay.
Dal aanan wadaniyiin badan lahayn dal dhismo ma'aha. Wadaniyiinta waa tii dhalintii SYL, waa tii dhalisay xornimada Soomaaliya.