Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/23/2023 in all areas

  1. 1 point
    Carafaat, please visit us in SOL often and share your ideas.
  2. 1 point
    Kan qoraalkaas qoray, daljaceylnimada lidaayo, laakiin si dadban qabyaaladda u amaanaayo, waa qabiiliste weyn Mahad Kawaanle la qabiil ah. Qoraalkaasna waagii Farmaajo qoray, Nabad iyo Nolol taageeriyaashooda badan ugu dan lahaa. Wadinyad haddee jirin maxaa jiro marka? Qabyaalad qurunkeeda muu naga dhaadhacsiin rabaa. Dadka qabyaaladda ku raagtay daljaceylnimo maba garan karaan oo damiirkooda waaka tirtirmatay. Dal aanan wadaniyiin badan lahayn dal dhismo ma'aha. Wadaniyiinta waa tii dhalintii SYL, waa tii dhalisay xornimada Soomaaliya.
  3. 1 point
    Waar qadhaadh dhe, carrabka toosi intii laysku kaa dul haystay xitaa lahjadii baa kaa luntay. Kkkkkkkk
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up