Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/14/2023 in all areas

  1. 1 point
    Is Xasan Socdaal really this serious by bringing unwanted horjoogayaal and ciidamo to Garbahaareey by force? Inuu Gedo Axmed Madoobe xoog maamulkiisa ugu wareejiyo, all this because of mutual Farmaajo naceyb isla qabaan? Farmaajo was not even Reer Gedo. Xasan Socdaal also thinks hadduu Madoobe qanciyo, Deni isbiirsi kaagama aadaayo. Yaab. Soomaali heshiis ah maxee dhashay? Sool colaad ah; Garoowe isbaaro la damcay la dhigto; Baraawe dagaal ciidamo; Reer Gedo oo is-hubeynaayo. Beledweyne iskeeda isku maamuleyso, diidan maamulka Hirshabeelle.
  2. 1 point
    Waxaa la yiri, juxa ninkii la oran jiray yaa dameer soo kiraystay si uu hawlihiisa ugu qabsado. Dameerkii markuu kooraystay ana fuulay, yuu marna koonfur ula cararaa marna bari marna galbeed...way ku adkaatay xataa inuu istaajiyo, dhidid iyo juhdi wuu ka dhamaaday. Dadkii yaqaanay, qofkii ka horyimaadaba wuxuu waydiiyaa...war juxa xagee u socotaa? Wuxuu ugu jawaabaa meesha dameerku u socdo. Soomaaliya waxay ku socotaa meesha dameerku u socdo.
  3. 1 point
    Why bother Marka aan dekad dhisan lahayn markee si sahlan ku qaadan karaan Berbera u dhow oo dhisan? No, Reer Isbaariste ayaa mar walba ku xanto Reer Koonfur Galbeed Xabashadee macruuf u yihiin, as though iyaga shisheeyaha Imaaraadka wato aanan isarag. Ahlusunnada iyaga ahaayeen Xabashi dhistay. Tan iyo sagaashameyadii beentaas wadeen oo RRA markee soo jabisay 1999 lahaa Xabashi na soo jabisay. Reer Isbaariste will never admit defeat. Xataa maanta haddii Baraawe laga saaro, AMISOM Xabashi ah nala dagaalantay dhihi doonaan, though Amisomka joogo meesha waa Ugaandhees.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up