There is no root cause. Ciidamo beeleed tan iyo waagii Indhacadde iyo Dhuxuloow - the Reer Guriceel warlord that ruled Baraawe from late 1990s to 2006 - ayaa maanta shaati ciidamado dowladeed wato, Baraawena ka quusan. They were triggered by Laftagareen ciidamo aad u badan keenay Baraawe oo garoonka iyo madaxtooyada iyo xarunta dowladda hoose ilaalinaaye.
The ciidamo-beeleed-cum-dowladeed daan daansi ayee wadeen until la isku dhacay, ka bilaabatay la yiri Afmaay iyo Afmaxaa lagu hadlaayo.
Sarkaal hoggaaminaaye ayaa habjabaad bilaabay, ciidamadii isagtaagan. Markaas damcay bistooladiisa soo baxsado. Intuu soo baxsan la toogtay, meeshana ku dhintay. Xabadii meesha ka bilaabatayna sarkaal kale isla iyagii ah ku dhintay. Dib u gurteen, xaruntooda tageen, isa soo hubeeyeen, markaas sartii madaxtooyada oo ciidamada Koonfur Galbeed dhufeys u ahaa ayee xabado kala joogsi ahayn ku wadeen.
Ciidamadaan beeleedka waa hal reer jufe hoose kaliya waaye, jufada Mahad Kawaanle, intaas oo sano agagaarka Baraawe joogo, isbaaro u taalo, wax ay qabtaana ma leh, magaalada ma ilaalinaayan oo AMISOM ayaa ilaalin jirtay. Meesha baad iyo gardarro u joogaan, kamana amar qaataan Jen. Odowaa. They think they are now empowered because dowladda Xasan Socdaal iyagaa dilaal ka ah oo wato.