Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/13/2023 in all areas

  1. 1 point
    Diyaarad sidday maamulka cusub ee gobolka Gedo oo laga soo celiyay Garbahaarey Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaarado ka baxay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliyaa, kuna sii jeeday gobolkaas laga soo celiyay magaalada Garbahaarey oo xarun u ah Gedo. Diyaaradaha oo labo ahaa ayaa mid kamid ah waxa ay waday mas’uuliyiinta maamulka cusub ee uu dhowaan madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe u magacaabay gobolkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay. Wararka ayaa sheegaya in labada diyaaradood ay is hortaag ku sameeyeen mas’uuliyiintii horay ugu sugnaa gobolka oo kaasnahaya dadka deegaanka ee weli diidan Jubbaland. Labada diyaaradood ayaa lagu soo warramayaa inay haatan ku soo laabteen gudaha magaalada Muqdisho oo ay markii hore ka baxeen, maadaama dib loo soo celiyay. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in qorshaha mas’uuliyiintan lagu geynayay Gedo ay qayb ka aheyd dowladda federaalka, balse haatan lagu guul darreystay. Xaaladda ayaa haatan kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxaya labada dhinac oo ku aadan is hortaagga lagu sameeyay mas’uuliyiinta cusub ee maamulka gobolka Gedo. Dhowaan ayaa Axmed Madoobe maamul cusub u magacaabay Gedo, taas oo uga sii dartay xiisaddi horay uga taagneyd gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolka ayaa waxaa loo magacaabay Cabdullaahi Cadbi Jaamac. Sidoo kale xubnaha uu magacaabay Axmed Madoobe ayaa waxaa ku jira Cusmaan Nuur Xaaji Macallimuu oo mar kale loo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda. Si kastaba, arrinta gobolka Gedo ayaa u muuqato mid kasii dareysa, lamana oga sida ay wax noqon doonaan, maadaama ay haatan xiisadda sii xoogeysatay.
  2. 1 point
    About degmooyinka iyo sida loo kala deganyahay. Waa gobolka ugu degmo badan Soomaaliya, waana: Afgooye (Reer Afmaay ayaa dhanka waqooyiga wabiga xigo dego) Awdheegle (Waa Reer Afmaay) Wanlaweyn/Daafeed (Waa Reer Afmaay iyo reerka geelka jecel oo banaankeeda dego) Qoryooleey (Reer Afmaay) Marka (Reer Maxaatiriga biyaha magacooda yahay iyo Reer Marko) Baraawe (Reer Afmaay iyo Reer Baraawe) Kunturwaareey (Reer Afmaay, reerka dego Baraawe intana dego) Janaale (Afmaay iyo Afmaxaa) Sablaale (Afmaay iyo Afmaxaa)
  3. 1 point
    There is no root cause. Ciidamo beeleed tan iyo waagii Indhacadde iyo Dhuxuloow - the Reer Guriceel warlord that ruled Baraawe from late 1990s to 2006 - ayaa maanta shaati ciidamado dowladeed wato, Baraawena ka quusan. They were triggered by Laftagareen ciidamo aad u badan keenay Baraawe oo garoonka iyo madaxtooyada iyo xarunta dowladda hoose ilaalinaaye. The ciidamo-beeleed-cum-dowladeed daan daansi ayee wadeen until la isku dhacay, ka bilaabatay la yiri Afmaay iyo Afmaxaa lagu hadlaayo. Sarkaal hoggaaminaaye ayaa habjabaad bilaabay, ciidamadii isagtaagan. Markaas damcay bistooladiisa soo baxsado. Intuu soo baxsan la toogtay, meeshana ku dhintay. Xabadii meesha ka bilaabatayna sarkaal kale isla iyagii ah ku dhintay. Dib u gurteen, xaruntooda tageen, isa soo hubeeyeen, markaas sartii madaxtooyada oo ciidamada Koonfur Galbeed dhufeys u ahaa ayee xabado kala joogsi ahayn ku wadeen. Ciidamadaan beeleedka waa hal reer jufe hoose kaliya waaye, jufada Mahad Kawaanle, intaas oo sano agagaarka Baraawe joogo, isbaaro u taalo, wax ay qabtaana ma leh, magaalada ma ilaalinaayan oo AMISOM ayaa ilaalin jirtay. Meesha baad iyo gardarro u joogaan, kamana amar qaataan Jen. Odowaa. They think they are now empowered because dowladda Xasan Socdaal iyagaa dilaal ka ah oo wato.
  4. 1 point
    Baadida ninbaa kula daydaya daalna kaa badane oo aan doonahayn inaad heshaan daayin abidkeede. Ama hargeisa joog ama xamar joog marwalba xaqaaqu wuxu Ku sar go,an Goan yahay qiyaasta population kaaga. Yes our system is 100% centralised even the guurti are puppets . This has it's advantages and disadvantages. Just remember you receive More than you pay , I can bring the somaliland finance ministry documents here and can see your self that borama contributes nothing to the treasury . And you don't even own big import export or tech companies. The whole borama city has no one single small factory. Aqoona waad sheegatan irbadna Masoo saartan. Siyaasadada kuma fiicnidin , oo qabyaalada kuma fiicnidin , oo ganacsiga kuma fiicnidin . Wax kale iska dhaafe Xitaa beeraha waad Ku liidatan. Awdal is the most fertile land in somaliland , any farmer can get rich quickly because you have huge market all the way from djibouti to goojacade. 1% xitaa Masoo saartid cuntada somaliland. Doqontu xitaa haday wax baratato karti maleh
  5. 1 point
    Che, I didn't listen the second clip in my first comment. I welcome his comments about Awdal. Waxa uu yidhi , " In badan baa la islahaa miyir qab ayey ku soo noqon" People were patient that one day stable Somalia will come back and everyone will became sane again, but the Habro thought they had their cakes and wanted to eat. There is no more centralized system in the world than what exist in Hargeisa today. You can't even select your mayor without Hargeisa or collect any Shilling for your own development. Waxii dhulka lacag taalay from Loyacado ilaa Borama sucked like vacuum with zero return.
  6. 1 point
    He is the natural leader of SSC. QAybe, Cali Khaliif, Xaabsade, Fagadhe, C/risaaq Khaliif, the real leaders of the Garaad community were always based in Hargeisa traditionally.. In day one, I said the politics of the speaker is more deadlier than the bullets. The international community probably had listened his advice and recommendations. Some in Hargeisa are calling him Al-shabaab.
  7. 1 point
    Every other sentence written by this secessionist must contain qabiil iyo magacyadadooda. I can just picture him sitting his usual marfish in Yurub, daanka jaad ugu buuxo, ku haayo reer hebel iyo reer hebel in heated muran with his fellow marqaaniste. Then come here and more daacasho about qabyaalad. It must be exhausting.
  8. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up