Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/12/2023 in all areas

  1. 1 point
    Lol secessionists are going crazy. Mar waxaa ladagaalaya argagiciso, Puntland, Somali State, Somalia and now Turkey trained Meesha ceebtiina baad ku qarinaysaan 7 maalmood baad waxaad ladagaalamaysaan jufo yar oo aad ka qabsan la'dihiin magaalo aad 15 san haysateen, marka jabkinaad ku qarinaysaan. Shalay iyo maanta dagaal xun bay SNM soo qaaday labadabana waa idiin suurtoowbiwayday inaad magaalada soo gashaan iskadaa inaad qabsataane. Shalay maydkiinii baad ka cararteen oo anaa waxaa tiriyay ugu yaraan 6 mayd oo yaala meel lagu diriray marka ciidan maydka ka cararaya waa ciidan jabay. Taas waa sababta aad magaalada ugu duqooynaysaan madaafiicda xanuunka idin gaaray baa keenaya. Madaafiicse magaalo laguma qabsan karo waxay sii midaynausaa reer SSC oo waxay tusaysaa cadaawada aad uqabtaan waxay kaloo muujinaysaa inaad aargoosi smaynaysaan oo aad Siyaad Bare wuxuu idinku sameeyay aad ka aargoosanahsaan reer SSC.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up