Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/10/2023 in all areas

  1. 2 points
    Galbeedi Waxa iska daayo guusha so raac somaliland dhaqaaqday
  2. 1 point
    After failing to achieve anything but xasuuqida maatida, secessionists iskood xabadjoojin ugu dhawaaqeen, probably after hanjabaad ugu timid from gaaladee caabudaan.
  3. 1 point
    Cali Guray Oo Taageeray In Ciidamada Somaliland Ka Baxaay Laascaanood Wednesday February 08, 2023 - 17:39:08 hadhwanaagews.com "Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis" Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa taageeray hadalka Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ee ah in ciidamada Somaliland ka baxaan lasscaanood. Siyaasiga ayaa qoraal uu baahiyay oo uu kaga hadlayo xaalada Laascaanood kuyidhi:- "Wallee Lama Yaabo. Nin Faras Dabadii Ka Degay Wax U Dhaamuu Waayay. Samahii Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Waday Iyo Taloxumada Muuse Biixi Waa Maan Barray iyo Maan Bilaal. Garaadku Hadii Uu Diiday In Magaalada Dhexdeeda Ciidanka Qaranku Ku Dhex Dagaalamo Oo Madaafiic Lagu Garaaco Anigu Qalad Uma Arko. Oo Kumaa Ogolaan Lahaa? Anigu Sax Baan U Arkaa Dhinaca Kale Wararka Inaga Soo Gaadhaya Laaska Waxan U arkaa In Taloxumo Badani Ay Jirto Xataa Xagga Hawlgalada Ciidanka.Taasi Ayaa Sababi Karta In Khasaaruhu Bato. Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis (Unity of Command) Ay Jirto Iyo In Arinku Jaantaa Rogan Yahay Oo Aan La Kala Garanayn KEEBAA KEE AH (who is who) . Siyaasadda Dagaalka Hogaaminaysana Ku Dhehoo Wax Aan Fahmi Karo Maaha. Gudoomiyaha Wakiilada Mudane Cabdirazaaq Khaliif Iyo Madaxwaynuhu Horta Ma Wada Socdaan? Madaxwaynuhu Marna Xidhiidh Ma La Sameeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Intii Uu Keligii Dhextaagnaa Laascaanood Ee Wed Lahaa Kuwii Ku Soo Duulay.”
  4. 1 point
    " "Xaalada Laascanood Waxa Ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye" Ucid Friday February 10, 2023 - 19:03:11 hadhwanaag "Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay" Hargaysa (HWN) Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilahi ayaa baaq udiray ganacsatada iyo culumada Somaliland, baaqaasi oo ku saabsan xaalada uu dalku marayo oo uu ka dayriyay xoghayuhu sheegey. Sidoo kale baaqan ayuu xoghayuhu ku socodsiiyay Golaha Wakiilada, waxaanu qoraalka Baaqa xoghayuhu udhingaa sidan:- "Baaq Ku Socda Golaha Wakiiladda JSL Somaliland Waxaan baaq u dirayaa Golaha Wakiilada JSL oo aan Leeyahay Xaalada Dalku Marayo Maanta Yaad Ku Halaynaysaan ? Golihii Guurtida ee Aqalkii Odayaasha ee qaranka Shaqadan u qaabilsanaa Guurtiyeynta Waxay ka doodayaan Xeerka Macdanta iyo Caafimaadka. Sidaa daraadeed Dalkan Cidina Uma Maqna. Sidoo kale Waxaan baaq u dirayaa Culimada, Ganacsatada iyo Hogaanka Madax-dhaqameedka JSL oo aan Leeyahay Fadhiga ka kaca oo Af iyo Arinba Wixii aad Qaban kartaan xaalada dalku galay xal u raadiya. Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay, waana ayaan daro wayn iyo dagaal aan dalkan Somaliland aanu u baahnayn oo qaadi karin marnaba waayo cida Laascaanood ku dhimanaysa waa Shaccabkeeni iyo ciidamadeenii reer Somaliland 'sida darteed waa in Wada-hadal iyo Wada-xaajood lagu dhameeyaa tabashada jirta. Arintaasi in halkaa ay gaadhana waxaa ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye' Waayo hadii Heshiiskii ALLAH ha u Naxriistee Prof: Cali Khaliif Galaydh Xukuumadii hore la Gashay la Dhamayn lahaa Halkaas Maanta ay joogto May Gaadheen.” Ayuu yidhi Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilahi hadhwanaagnews.com
  5. 1 point
    war hayaay,.....wasiirku kii ugu daacadsanaa soo ma ahan dowladii farmaajo. Soomaliya un baa laga arkaa meel xatooyo layskugu duceeynayo,
  6. 1 point
  7. 1 point
    So the latest news, Garaad Jaamac was on the call with Beesha Caalamka. Beesha Caalamka put on the table the only way forward which is to accept Ismaciil Cumar Gheele's mediation efforts. Also, the US Rep was unequivocal about Terror Groups seen inside Laascaanood and asked the Garaad to do all effort to apprehends the wanted terrorists and hand over to the US. This final demand has put spanner in the works for the Garaad. He is between a rock and hard place. Damned if he does, damned he doesn't. Very interesting. Somaliland Army is ready for action only waiting the Green light from Hargeisa.
  8. 1 point
    “Wa ina shuruud la’an dagaalka la joojiyaa”, Saladiintii SL.
  9. 1 point
    Sukdaankii HA: “ma jiro wax dagaal ah oo reerkqyagu qaaday, xukumada sual weyn ayaa saaraan”
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up