Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/05/2023 in all areas

  1. 2 points
    Maanta maanta, maanta Waa maalin weynee maanta _____________ Waa baa baryee Bilicsan Arooryo baxsan Waa maalin boqran
  2. 1 point
    When secessionists on here faan iyo isku camir ku haayeen, I warned you. And it happened. Dad xoog lagu heysan karo ayaa iska yar in this era of baraha bulshada.
  3. 1 point
    Maakhiri, it needs a generation for daljaceylnimo ku wada beermo dadweynaha Soomaaliyeed. Dowladii hore wey beertay the seeds and you could see the nationalist widespread support it gained from every qabiil. We hadn't seen a support like that since the late 70s. No wonder qabyaaladists cirka iyo dhulka ayee dagaalkooda ahaa and were united against dowladii hore. Deni, Muuse Muqayil, Xasan Socdaal, Shariif Sakiin iyo Axmed Madoobe ayee isku keentay, all the most corrupt Soomaalis had seen in the last two decades.
  4. 1 point
  5. 1 point
  6. 1 point
    The withdrawal of the Forces is due to a request made by Speaker of Parliament and the Garaad Jamac of the JS clan. These two leaders who are currently in Laascaanood asked for the military to give them the opportunity to return the city to back to calm.
  7. 1 point
    Update: Sland forces have been chased from the city and are regrouping.
  8. 1 point
    Waryaadha Sheikha iska dhaafa, he is also a very strong critic of the new rape law in SOMALIA, go figure!
  9. 1 point
    Hargeisa should heed Garaad Jaamac's advice.
  10. 1 point
    Fadeexad xoog leh ayay dhexda ka taagan tahay Hay'adda Taya-Dhawrka Soomaaliyeed, ka dib markii Kuxigeenka Hay'addaas ay 01dii bishan Jan, ku dhiiratay magacaabida in ka badan 20 jago oo ay u magacowday, shaqsiyaad katirsan Qaraabada madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ganacsato ah oo ay shuraako ganacsi yihiin isla Madaxweyne Xassan Sheekh. Sida ku cad waraaqaha magacaabida ayaa soo baxday 1dii bishan, iyadoo uusan dalka ka maqneyn Mareeyaha Hay'addan, oo is qabqabsi ka dib wasiirka Ganacsiga uu maanta sheegay in uu shaqo joojin ku sameeyey. Kooxda Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa xooga saaraya tabcashada malaayiin dollar, si taas loo helana dhammaan ilaha mashaariicda ayay xooga saarayaan in ay saameyn ku yeeshaan, taas oo meesha ka saaraysa sheegada Villa Somalia, ee musuqmaasuq la dagaalan. Sida aan tabiney 25-kii bishii September-2022-dii, Xaawo Axmed Xasan ayaa ka tirsan qoyska Madaxweynaha, una dhaxda wiilka Madaxweyne Xasan, iyadoo ujeedada loo keenay ahayd in ay madax ka noqoto la socodka mashaariicda Hay'adda Fayadhawrka soo marayey oo gaarayay Malaayiin Dollar. Qaar kamid ah ganacsatada shuraakada ay wadagaan Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka shaqeynayay, sidii ay u heli lahaayeen Qandaraasyo Hay'addan yaala, taas oo ay dhabo kasta u mariyeen. - Gayland Media
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up