i agree with you. NN ceebteedii haday soo baxaysaa. Wasiir bayle wuxuu yiri deen $155 baan qaadanay, parlimenka ma jirin aan u sheegno, sababta uu shacabka soomaliya ugu sheegi waayay maxay aheed. Xageeyse ku baxday (electionkii)
2017 budgetkii markii ay soo xireen oo lacag $40M la waayay meeel ay ka baxday, aya NN go aaan satay in aan budget danbe la xirin, parlimankiina la cag lagu harqiyay say u aamusaan. Bayle waxaas oo dhan wuu ogaa, wuuna ka indho xirtay. Qarshe iyo Qaate waa isku mid.
tomorow waxbadan baa soo baxaya. Dadka wax weeyniyana dad yaqaan si wax loo waydiiyo uma eka, balse waan arki doonaa.
Habka parlimenkaan wax ku bilaalay, it is good. Ma ka aargoosi baa mise wa New way of accountibility, time will tell. Way fiicnan laheed in Mahad salaadna meesha keenaan, oo wax laga waydiiyo eedihii loo soo jeediyay iyo ku wa parlimenka ku jira oo Nisa madaxda u ahaa. Khayre isna in meesha la keeno oo la waydiiyo way uu parlimaka warqad ugu qoray in aan budget papaerka la keeni karin, what about Rooble intuu joogay yaa warqadaas qoray, isna ha la keeno.
Bayle ma looma ooyaan buu noqqday.