Some isbaaro iyo qalalaaso ku soo barbaaray wrongly think dowlad equals shaqsi. Hence, last dowlad must be Farmaajo and if a new dowlad comes, everything must be started from scratch. Waa yaab.
One example is ninkii sarkaalka sirdoonka ahaa qabtay the illegal 10 million dollars from Imaaraadka at the airport maanta is under house arrest and relieved from his duties at the airport, instead of being rewarded. This happened days within Mahad Geeljire's reign at NISA. Dowlad Imaaraadka sababtee saan u sameyneyso waxee tahay no future sarkaal to dare to take heroic actions like that.
Arrinta jaadkana waa saas, waxee moodaan inuu Farmaajo shaqsigiisa u fiicneyd. Fiicnaan lahaydaa markee diyaaradda Kiikuuyada noqoneyso lagu raro inta jaad kiilo ee keeneen qiimo u dhigmo, let it be vegetables, fruits or seafood.