Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/12/2022 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    Ka naxoo nafta waa. Soomaali diidoow silac u dhimo.
  3. 1 point
  4. 1 point
    FARMAAJO: Waxaa la ii ballan qaaday aniga dib u doorashadeyda, haddii... Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta khudbad ka jeediyey xuska maalinta ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah. Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabadda ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib u dhiska ciidamada iyo dagaalka Al-Shabaab, isaga oo ku faanay in dowladiisu ay xoog gelisay tayada ciidanka iyo inay helaan mushaaraadkooda. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku dheeraaday ka hadalka wadaniyadda iyo qabiilka, wuxuuna tilmaamay in nidaamkiisu bilaabay wadaniyad dhab ah, sida uu hadalka u dhigay. “Hadaba markii la’ii doortay waxaan ku imid nidaam la yiraah isbedaldoon, ma aheyn inaan shaqsi bedalo ama qof beddalo. Isbedaldoonku waxa uu ahaa inaan dib u milicsano wixii Aabeyaasheen ay ku shaqeeyeen oo ay ku keeneen xorriyad ay ku keeneen ciidan xoog leh, taas oo ah inaan dib ugu noqdo ama aan kala doorto wixii 30 sano inan dhibaateeyey ee Qabiilahaa oo siyaasaddeenana qayb ka ah,” ayuu yiro Farmaajo. Sidoo kale wuxuu sii raaciyey “Isbedalkeeno ma aheyn shaqsi bedal, laakiin wuxuu ahaa nidaam bedal, nidaamkaas oo ah inaan billowno waddaniyadda oo si dhab ah oo daacad ah ay naga tahay,” Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday dagaalkii ay dowladdiisu la gashay Kenya, gaar ahaan kiiska Badda ee ay Soomaaliya ka gaartay guusha, Farmaajo ayaana xusay in culeys siyaasadeed iyo mid dhaqaale la saaray, xittaa loo sheegay in lagala shaqeynayo dib u doorashadiisa, haddii uu ka laabto dacwadda badda, balse uu taasi ka biyo diiday. “Si aan badda uga noqo waxaa lay saaray culeys dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo xittaa ah in meelo lasoo marsiiyey in Election-ka la’igala shaqeynaayo, si aan usoo noqdo, waana diiday,” ayuu markale khudbaddiisa ku yiri madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday. Hadalkan ayey dad badan u arkaan mid olole ah oo Farmaajo doonayo inuu kula shar tego doorashada soo socota ee loogu jiro loolanka culus, maadaama si weyn la’isugu hayo.
  5. 1 point
  6. 1 point
    Wasiir Tiktok iyo Tusbaxyare Baahane meesha ma laga casuumin miyaa?
  7. 1 point
    Today is 12th of April, so called Somalia National Army day. It also marks 39th anniversary of the rescue of Col. Abdilahi Askar from Somalia National Army's Hargeisa HQ - Birjeex military base. Col. Abdilahi Askar along with 9 other commandos from the SNM were on a mission to assassinate Col. Maxamed Xaashi Gaani during the 12th of April military parade in Hargeisa. The 10 member assassins arrived in Hargeisa one week before the 12th of April. However, on the 3rd day, someone who was working for Somalia Secret Services snitched Col. Askar's presence in the city. He was captured and taken to Birjeex for interrogation. He was subjected all kinds of methods of interrogation so they could squeeze every little information from the captured Colonel. The capture of Col. Askar was used by Siyad Barre's regime as a trophy with a lot of fanfare. The SNM's assassination mission turned into a recovery/rescue mission. So a grand plan for "Mission Impossible" was hatched. Col. Ibrahim Koodbuur who was a high ranking Colonel in the Somalia Army came up with a plan to go inside Birjeex, a highly fortified military garrison HQ, and kill everyone and rescue Askar.. Using his military pass, Col. Koodbuur got each of the 9 members a Somalia military Uniform and matching hats, boots, fake IDs etc. Also Col Koobduur got exact information about where in the garrison Askar is being held and the locations of the security setup of the garrison. On the 11th of April at 5pm - the SNM attacks Birjeex - kills everyone - rescues Col. Askar. All while only losing 1 mujaahid and another wounded. This is the stuff of Hollywood movies but in real life. It was the biggest egg on the face of Siyad Barre and his cronies that the SNM not only can it freely come in and out of major towns but also can go inside the most secure areas and do whatever it likes. A photo taken before leaving Jigjiga on a secret mission to assassinate the leadership of occupying Somalia Army in Somaliland. The one with the glasses is Col. Askar who was the head of the mission.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up