Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/14/2022 in all areas

  1. 1 point
    Ujeedka mudaaharaadka maxaa lagu sheegay? Maxuu shacabku diidanyahay? Muxuu taageersanyahay? Qofkii wax nagu dhaama macluumaad hanoo faa'iidiyo asagoo mahadsan. Arinta khamiiska iyo carabta Khamiisku waa dharkooda caadiga ah oo ay dhaqan ahaan xirtaan, kan khamriga cabba iyo kan ahlu diinka ah isku si bay u xirtaan. Soomaalidu khamiiska waxay ka fahamtay khalad oo waxay u haystaan qofkii xirta inuu sheekh ama akhiyaar yahay. Xataa markay carabta qaabilayaan madaxdeenu waxaa laga yaabaa inay khamiiskii hurdada loogu tala galay iyo guri joogga soo xirtaan. Waxaa jira bahal xasharaadka ka mida oo la dhaho hawtul-hamag oo dabka iftiin mooda kuna dhex qarxa markuu ku dhaco Carabta dhaqankeeda barta intaadnan khamiiska xiran lagama karo. Erayga "Qabka" waxaa soo celiyay farmaajo, wuxuuna kala kulmay mucaarad aad u badan, oo qaarkood dharka tuurteen waayo lama ogolayn in dhagaha shacabka la maqalaan ku dhawaad sodon sano.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up