Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/21/2021 in all areas

  1. 1 point
    Kenya economy is one of the best in Africa, have been reading research, if they just reduce corruption, and bit more industry, can easily join developed nations. We have to be objective and tell as it is, Well done Kenya. Somalia baa asageed bay ka hadhey, wax la isku barbar dhigi karo maaha.
  2. 1 point
    The talks were mostly a scheme for Somaliland and southern politicians to get some money from the donors. Ahmed Siilaanyo signed documents affirming being part of the republic to get some badly needed cash.. Somaliland even demanded the exclusion of those who hail from Somaliland and Puntalnd. Faysal shalay waxa uu lahaa ninkaa Farmaajo inaga qabta,maantana waxa uu leeyhay dawladi majirto. Qaar badan neef baa ka soo baxday. Why?
  3. 1 point
    I think bigger issues have taken oxygen, Federal gov canot not sort their basic things, how can they negotiate something outside Mogadishu bubble
  4. 1 point
    Bwana Murefo Walaal, Faalka sida loo yaqaan imminka ama sidii loo oqoon jirey waagi Nabigeenna, SAWS, waxba iskama badalin, Faalku waa saadaal waxa dhici doona mustaqbalka, ama sir warramid lagaaga warramayo dadka aad la dhaqanto, ha noqdaan reerkaaga, qaraabadaada, kuwaad wada shaqeysaan ama cid kale. Allah wuxuu Quraanka ku leeyahay " Laa yaclamul Gheyba Illa Allah" " (Dadku) uma warhayan waxa ka dahsoon, taasoo ogaasheheedu ku egyahay Allah oo Qudha" Rasuulkeennana ( SAWS) wuu naga reebay in loo tago Faallalowyaasha, ama la rumeeyo saadaashooda, waxaana Ka soo arooray Xadiithka inuu Suubbanihii ( SAWS) yidhi, " Faallalowga waa beenlow, xataa hadduu haleelo runta" U tagidda faalalowga waa Kabiira, Dambi aad u weyn, oo u dhigma dilka dadka iyo sinada, rumeyntiisana waa Shirkigii weynaa ee diinta dadka ka saarayey. Haddaba, qofkii shaki ka qaba in la khayaanayo, waa inuu xasuustaa in xataa Rasuulkeenna SAWS la khayaani jirey, Allah wuxuu Quraanka ku leeyahay " Haddey doonaan iney ku khayaanaan, Allah ayaa kugu filan" sidaa darteed waa in lagu gaashaantaa Allah oo qudha, Nicmal mowlaa wa nicmal nasiir, wanaagsanaa ka nala jira, wanaagsanaana kan noo hiilliya, oo ah Allah. saa qofkii hoos gala ama ka raadhsa kheyr meelaan Allah aheyn waxaa lagu tilmaamay sida caarada, amni xumo, iyo hoyi aan waxba celin ayuu ehel u noqdaa. Nur
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up