Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/13/2021 in Posts

  1. 1 point
    Maakhir Puntland nin ay lageday waa nin naagu legeday farmaajo caaqibo ma leh saaxiib. Puntland haday helaan hogaamiye daacada, isaga kaca lagama karo intaa ka badan ciidda haku camcaminine. Hadii la helo halyay siyaad barre oo kale ah waxay u qaybsami lahaayeen wax la shaqeeya iyo wax carara. Ninkaan waxaan laga qaniinay godkii uu khayre qoday aragtidayda. khayre reer "mundul" buu gaadaashooda fariistay, ayadoo camera'du in yar wajigiisa ka qabanayso hadalna looma ogola tol waynaha dhexdiisa. Arrinta la yaabka leh waxaa weeye shacbiyad badan yuu farmaajo leeyahay wali, cid la tartami kartaa ma muuqato doorasho dadban iyo mid toosa intaba. Musharixiintii waxay noqdeen qabiilaystayaal is bahaystay. Halka farmaajo qabiilkiisii aakhiro u dirayaan, waana arrinta mucjisada lagu arkay soomaaliya. Waxay kaliya oo ay naawilayaan, in fowdo timaado odoyaashii xalkana ayagu noqdaan, si kale kuma wajihi karaan farmaajo, intaas iga qor. Hadii usc sida yementu qabiilka u nacday ayaguna u nici lahaayeen wadanku waa noo hagaagi lahaa aragtidayda.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up