Tallaabo is a true qowdhan hadduuba ereygaan kaseynin. I guess Ay Maano's 'ninkaagaa ku dhibo qabo' ayuu u gartay inuu ninka dhibka asaga ku dhaganyahay.
Yaa ogaado gabadhiisa Shuun uu u baxsan lahaa.
Kan wariye ku sheega igu daranba asagaa lahee 'calanka dowladda federaalka...'
Yaab badnaa.
Abaaydaan waxaa dhihi lahaa sida ugu dhaqsaha badan ha u aado Xamar, hana raadsato, isku sharaxdo xildhibaannimo.