Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/20/2020 in Posts

  1. 2 points
    We can't compare docile, supple Xabashi populace to the rigid geeljire mentality of certain maryooleey, who were spearheading the jabhado in 1990. Dalal badan ayaa madaxweynahooda iska tuuray since 1991 - Itoobiya, Rawaandha, Burundi, Koongo, Koongada kale, Musambiig, Angoola, Jamhuuriyada Bartamaha Africa, Jaad and so on. None of them dalkooda dhulka la simay and jabhada qabsaday had greater plans than qabiil meesha ka saarid. USC, SPM and SNM had zero plans for the country. They did not even have had a firm leadership structure. USC militia immediately even started murdering anti-Kacaan intelligentia like the late Prof. Abyan in early '91 because he belonged to the wrong qabiil, yet did not touch the staunch Kacaanist Xuseen Kulmiye Afrax. What kind of misguided jabhad was that?
  2. 1 point
    Sida dadka sooyaalka Soomaalida ka qoreen, anigana aaminsanahay: Dowladii Kacaanka inay Jaamacadda Carabta ku biirto sanadkii 1974 dagaalkii '77 oo saansaanteeda loo jeeday ayaa ku kaliftay iyo siiba boqorkii Sacuudiga maamuli jiray xilligaas, Boqor Feysal, oo daacad ahaa, unlike qashinka maanta maamulo.
  3. 1 point
    We don't have elites. We have qabyaaladist faux national so-called leaders who only see their narrow at-the-moment ambition. Country, people, land and sea damned if they can sell it to highest and gain power.
  4. 1 point
    Walaale khadaafi siyaad barre qiyaamaha wax fiican buu mar hore la tagay, waana ehelu janno idinka alle. Carab lacag kama rabin nin hanti jecel haduu yahay hotel jazira agteeda bay ka muuqan lahayd daaruhuu dhistay. Carabta wuxuu u galay inay garab u noqdaan si uu dalkiisa iyo dadkiisa maqan ugasoo ceshedo Ethiopia iyo kenya. khibradda carabtu way nagu yarayd, waxaa kaliya oo nagu filnaa in ilaahay caqiidada nagu mideeyay waana midda fududaysay inaan ku biirno. Masaaridu waa shacab cadiim ah, laakiin waxaa laga ilaaliyay inay helaan hogaamiye xoreeya maskaxdooda iyo maalkooda ilaa samankii fircoon. Maanta waxay hoos tagaan dawladaha khaliijka ugu tirada iyo tayada yar si ay hal sano batrool jaban ah u helaan ama free ah. Turkey dhaqaale iyo shacab xor ah wata lama tartami karaan, aragtidaya warkoodu waa anna way kan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up