Walaale khadaafi
siyaad barre qiyaamaha wax fiican buu mar hore la tagay, waana ehelu janno idinka alle.
Carab lacag kama rabin nin hanti jecel haduu yahay hotel jazira agteeda bay ka muuqan lahayd daaruhuu dhistay.
Carabta wuxuu u galay inay garab u noqdaan si uu dalkiisa iyo dadkiisa maqan ugasoo ceshedo Ethiopia iyo kenya.
khibradda carabtu way nagu yarayd, waxaa kaliya oo nagu filnaa in ilaahay caqiidada nagu mideeyay waana midda fududaysay inaan ku biirno.
Masaaridu waa shacab cadiim ah, laakiin waxaa laga ilaaliyay inay helaan hogaamiye xoreeya maskaxdooda iyo maalkooda ilaa samankii fircoon.
Maanta waxay hoos tagaan dawladaha khaliijka ugu tirada iyo tayada yar si ay hal sano batrool jaban ah u helaan ama free ah.
Turkey dhaqaale iyo shacab xor ah wata lama tartami karaan, aragtidaya warkoodu waa anna way kan.