Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/01/2020 in Posts

  1. 1 point
    Waxay ku abaal mariyeen dhul banaan oo aad goor dhaw maqli doonto qoyska madaxweynaha yaa dib u dhacay. Waxay kaloo ku abaal mariyeen passport diplomatic ah oo hargaysa kaliya ka shaqeeya Ma abaal marinbaa mise waa bah-dil, nin u foorarsaday oo aqbalay in dalkiisa iyo dadkiisa la kala gooyo? Ujeedkoodu waa hadaf siyaasi ah oo ay kaga qayb qaadanayaan doorashada federaalka si codka ilma samaale loo mideeyo si ku meel gaara.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up