Waxay ku abaal mariyeen dhul banaan oo aad goor dhaw maqli doonto qoyska madaxweynaha yaa dib u dhacay.
Waxay kaloo ku abaal mariyeen passport diplomatic ah oo hargaysa kaliya ka shaqeeya
Ma abaal marinbaa mise waa bah-dil, nin u foorarsaday oo aqbalay in dalkiisa iyo dadkiisa la kala gooyo?
Ujeedkoodu waa hadaf siyaasi ah oo ay kaga qayb qaadanayaan doorashada federaalka si codka ilma samaale loo mideeyo si ku meel gaara.