Koley lacag badan ayaa ku bixi doonto xulashadaan/doorashadaan, unlike any before it. Tuugadii Imaaraadka will spend heavily to bribe the selected MPs; Kiikuuyada iyagana sidaasoo kale, but they are bankcrupt. Dowladda Qadar will try as well. Turkiga and Sacuudiga might try too.
Jabuuti will as usual select their eight Reer Seylac xildhibaanno. I don't understand how they have eight xikdhibaanno since shirkii Carte ee 2000 while many other groups, clans that outnumber them so many times receive less xildhibaanno each time.
Midowga Yurub iyo Mareykanka might pretend not to interfere, but behind the scenes they will be heavily involved. One thing for sure: Madaxweynaha, guddoomiyaha baarlamaanka and ra'iisul wasaaraha will have and carry baasabooro shisheeye.