La yaab malaha wariye aan shaqo ahaan usoo baran shaqadiisa iyo TV lagu furay ma ii jeedaa iyo nalka igusoo jeedi.
Waxaa kaliya oo layaab leh nin aaminsan in soomaaliya aysan lahayn (Country sovereignty ) hadana xusbi siyaasadeed furtay macnihiisu wuxuu yahay?!!
Hadii aad aaminsantahay in wadanka xalane laga xukumo ayna dhici karto in wax ka jiraan hadalkiisa soo ma'ahayn inuu dalkiisa ama qalin ku xoreeyo ama qori muxuu xusbi u furtay asagoo aaminsan in dalku gumaysi ku jiro?
Su'aashaas jawaabteeda waxaa weeye markii aan madaxweynaha si un ku diido dalka waa la gumaystaa.
Hadii aan si un ku raacana xor baan nahay xaqna ma ahan in nala fara geliyo.
Munaafaqnimadan waxaa ka fiican
In qabiilaysi loo wada tukado intaan alle la hor istaagi lahayn garbo isku qabasho been ah.
Newsletter
Want to keep up to date with all our latest news and information?