Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/26/2020 in all areas

  1. 1 point
    Baarlamaanka Puntland Oo Laalay Heshiiskii Seychelles ee Burcad-badeeda Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta laalay heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeyey Puntland iyo dowlada Seychelles, kaas oo la galay 15kii bishii maarso sanadkii 2011. Heshiiska ayaa ahaa in xabsiyada Puntland lagu hayo maxaabiis Soomaaliyeed oo ay dowlada Seychelles u haystey falal burcad-badeednimo, balse golaha wakiilada Puntland oo maanta dood dheer ka yeeshay ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay heshiiskaas. Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa u sababeeyey inay laalaan heshiiska maadaama aanan maxaabiista fursad loo siin racfaan markii xukunada lagu ridayey taasina ay tahay cadaalad darro. Ugu dambayn baarlamaanka Puntland ayaa guddi farsamo u saaray ka shaqeynta siideynta maxaabiista loo heysto burcad-badeednimada ee ku xiran xabsiyadda Puntland. Horseed Media
  2. 1 point
  3. 1 point
    The truth remains, Somaliland is the only consistent force for peace in the Horn of Africa. In the case of Sanaag, the killers are finding sanctuary inside Garowe. Go figure.
  4. 1 point
  5. 1 point
    We have been saying for years you don't want political solutions nor do you want to face your problems. Your doing the same thing over and over again expecting different results. The burning of your Somalia is on you, not on Somalilanders. Somalilanders since 1991 were consistent in their efforts to keep the peace of the region. You expect other people to solve your problems for you. We have a different mindset.
  6. 1 point
  7. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up