Wuxu tusaale fiican u yahay qof kasta oo kao-qaad u noqda shisheeye oo xiniinyo aanu lahayn rag la hor taga.
Xabashida waxay dhaqan u leeday kolka qof ka dhinto dad u baroorta ayay suuqa ka soo iibsataa oo per hour lacag lagu siiya. Reer walba intu afford/awoodi karo ee dadka baruurta soo kiraysto ayay isku qiimeeyaan heerka dhaqaale ay leeyihiin.
Waxaan xasuusta Tigre maalintii uu Meles Zenawi dhintay dadkii loo soo kiraystay inay ka dul ooyaan/baroortaan maydka Meles Zenawi inu Cabdi Ilay ka mid ahaa.
Kabo-qaadnimo inay queue daafi xabashida ka badbaadinayn ayay tusaale u tahay.