Inta Af Soomaaliga ku hadasha, waxa ka mid ah:
1. Ciidamdda AMISom caruurtay ka tageen, ama ka tagi doonaan
2. Ciidamada Ethiopia caruurtay ka tageen, ama ka tagi doonaan
3. Ciidamada Kikuuyo caruurtay ka tageen, ama ka tagi doonaan
4. Caruurta Black AMerican ka dhashay Somalida ee Minnesota iyo San Diego ka buuxa
5. Caruurta European ka dhaleen Somalida...
6. Beesha Cismaan Maxamuud ee Qardho.
Kolka aad af Soomaali ku hadlaysid, ha moodin inaad Qabiiladdii SOmalida kali ah la hadlaysid.
Waa inaad ogaata af Somaliga in nin half-Uganda ama half-Amxaar, half Black American ah, ku dhagaysanaayo.