Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/05/2020 in all areas

  1. 1 point
    Magacaan beeshe dhexe yaa lagu badiyay asal ahaan berigii ina cigaal wasiirka koowaad iyo musuq maasuqa laysku dooran jiray. Jabuuti ilaa qoryeelay ilaa saylac burco ilaa gabiley maroodi jeex ilaa boorame ilaa maashaa-alaah. Balse xaqiiqdu sidaa ma'ahan waa khariidad siyaasadeed oo aad u wanaagsan dhaqanka soomaalida beelaha yar looma ogola inay goonidooda u istaagaan ama waxay ka dhigaan .5 waa dhaqan hore oo jaahilaydii kasoo jeeda. Faa'iidada meeshaan ku jirta waxay tahay beel yar oo aan iskeed u istaagi karin yaa meel ay ku istaagto loo helay tii lagu darayna macnawi ahaan waa sii hagaagaysaa. Social mediaha yaan waxaan ku arkay in badan jiil dhalin yaro ah oo qabyaaladdu madax martay oo sax ahaan u aaminay beelihii lagu daray sida beesha dhexe iyo usc. Aragtidayda waa arin lagu farxo runtii maalin waxaa imaan doonta kuligeen aan isku darsami doono.
  2. 1 point
    Puntland is still a place where politicians are armed, the clans are armed and other non-state actors including terrorism, pirates, traffickers etc are active. Holding elections in such environment is inviting trouble. Besides, the hagbad/ayuuto will never be interrupted. Reer Garowe are next and they will never accept the other hebelow-maxamuud clans to take over their turn.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up