Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/04/2020 in all areas

  1. 1 point
    Gooni wuxu ku indho-dilaacsaday sida Qardho ka socota maanta ee caruurta iyo dumarka caawimadii UN keentay askar hubaysan rasaas kaga hor joogaan. Kolka ha layaabin, wuxu moodayaa aduunka dhan siduu ku soo barbaaray wada yahay.
  2. 1 point
    The first person who officially sung Soomaaliyeey toosoo, by the way. Qaasim HIlowle:
  3. 1 point
    Saalax, noo sheeg the man who composed Soomaaliyeey Toosoo asagana. Mise kaas tolka ma'aha.
  4. 1 point
    Ragga rag dheh. In the video below is Muj. Hassan Isse Jama, a lawyer by profession. He was the acting President when this video was shot. As President A. A. A. Tuur was probably outside the country at the time. The video was taken early 1991, probably few months after Burco Conference declaration of independence. The Confidence shown is another level. Although the city of Hargeisa is full of armed men, yet the Acting president/VP is walking around the bullet-ridden streets without any protection or bodyguard.
  5. 1 point
    Kolay waxaad ku indho dilaacsatay meel ay ciidan hubaysan shacabka ku dhex milmaan. Xaashal lilaahi dhanka reer Somaliland. Magaalooyinka waxa kali ah ee dhex jooga waa police, hubka ugu wayn ee dhex wataan waa ama bastoolad ama AK47. Police shaqadiisu waa 'Law enforcement' ama 'dhaqan galinta sharciga'. Caruurta maro yar oo aan sumcad iyo karaamo toona aduunka ku lahayn magaalooyinka ku dhex xidha, waajib kooda ayaa la marsiinaya. Ciidanka Qaranka ee military magaalooyinka ma soo dhex galaan.
  6. 1 point
  7. 1 point
    Cheeseman claims WHO supplied PPE on a EU supplied cargo aircraft.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up