Waa Dr. Gaas oo wali gaas badan sii daynaya.
"Dhulka Maqan" ayay ku soo celiceliyaan in badan. Laakin sidaa maaha arinku. Dhulka inta ay ka sii joogaan ayaa caalamad su'aal saarantay. Ileen Dhul maqan oo hadana lagaa soo durkinaayo sanad walba ka hadal malaha e.
Deni waa ka xishooday inu soo hadal qaado meel aanu xiniinyo u hayn, ka hadalkeeda waa deel qaaf.
----