Odweyne
Waxba kalama socotid arimaha mujtamaca soomaalida waqooyiga
Guryahaas jiirku ka buuxo ee london, isagasoo tag oo dadkaaga dhex gal si aad wax badan u ogaatid
Snm'tii xag jirka ahayd waa sii dhamaanayaan, wax yar baa ka haray oo aad ku jirto.
Dadku xoolo ma'ahan meel lagu xarayn karo, aqoonsibaa soo socdana way ogyihiin inaysan waxba ka jirin laakiin daruufta yaa ku khasabtay inay been mashxaradaan.
Mushkiladda waxay ka jirtaa koonfurta oo jacaylka xukunku ku batay ayagoon nabadna haysan, waa intaa kaliya waxa labada shacab oo walaalaha ah kala hortaagan.
Taas been kama sheegayo anigaa kaaga xog ogaalsan, ama rag iska celin yaa ku been legaday.
Mida kale
Adigoon qofna caayin iyo beel wax ma sheegi kartaa? mise waa caado aan laga maarmi karin?