Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/03/2020 in Posts

  1. 2 points
    I imagine this is how Janan's KDF's helpers reacted today
  2. 1 point
    kkkkk kkkk Awoowe, arinkaagu waa bakhtiga ma cunee fuudkiisa ayaa daldalshaa. Bal meel kala gee!!! Horta mid aan isla ogolaano. Meesha dhiiga qubanaya, dhulka gubanaya, hooyadda qaxoontiga noqotay, caruurta gurigoodi lagu gubay, iyo kuwa qoryaha sitaa dhamaan waa Soomaali. Soomaali ayaa is dilaysa. Waxba midna walaal ha iiga dhigin, midna gaal in lala dagaalamo haboon ha iigu khuukhin. America filimaanta waa daawatay ayaan filayaa, waxa jira khidad la yidhaa 'Bad Cop' 'Good Cop' oo loo isticmaalo criminals si macluumaad looga helo ama ay u qirtaan danbiyo ay galeen. Soomaalida waxa lagu ciyaaraya isla khidadaa. Inta badan 30kii sano ee la soo dhaafay Bad Cop waxa matalaysay Ethiopia, halka Good Cop matalasay Kenya. Hada Kikuuyoada ayaa Bad Cop kuu matalaysa ahalka Ethiopia Good Cop. Laakin waxba iskama badalin siyaasaddii iyo goal kii ay ka lahaayeen Somalida. Taa horta si fiican biyo iskaga daa daaji. Haataan iyo xaal, meeshaas Buulo Xaawo iyo Gobolka Gedo waa Soomaali waxa is dilisay waxayna ku salaysantay oo guntu tahay waa arin Qabiil.
  3. 1 point
    @gooni Ma waxa la gaadhay kolkii khiyaaliga la isku akhrin jiray? Awoowe, meesha waxa isku dilaaya waa awrkiraale Kikuuyo wadato iyo awr-kiraale kale oo Ethiopia wadato. Anigu waxaan odhan lahaa kan shaatiga dawladnimo ku adeegsanayaa ee jaajuuska Xabashida ah ayaa sii liita labadda. At least kan kale waa warlord cid uu matalaa ayaa iska yar aan ahayn dantiisa shakhsiga ah.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up