Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/27/2020 in all areas

  1. 1 point
    @gooni Somalidu sideedaba horta caqligeedu si fiican uma shaqeeyo, waliba kuwa reer koonfurka ah. Ayagoo aduunka ugu liita ayay hadana faan iyo fadhaadhaq meelaha la joogaan. Sheekooyinka ugu qosolka badan (in a sad way), waa Airport Magaaladda Mogadishu naag la yidhi Guerilla ayay u eegtay oo Security Joogta. Naagtaasi waa Ugandese, ilaahay quwad iyo laxaad ayuu siiyay. Waxyaabaha qosolka badan leh waxa la yidhi ragga Soomaalida farteeda ayay futada ka galisaa, kolkay baadhayso oo gacanta dul iyo hoosba ka marinayso. Odey wayn oo cirkaa u boodaya ayaad arkaysa, ileen waa shaaric meeshu qof wayn ma odhan karo wax-hil-leh ayaa qabsaday, wuu iska aamusaan oo hadhaw ayay si private ah dadka ugu sheegaan. Kolka Gooni adigoo farta futada lagaa galiyay, inaad dadka aad la hadhashid waa kuu naaqus iyo damiir la'aan. Mida kale bal yaa kuu sheegay inay Cadaan indho blue'ga ah yihiin? Bal inaad cuqdad nafsi qabtid, miyaad sawiran kari wayday inay rag Soomalilanders ah noqon karaan? waar ileen tanoo kale.
  2. 1 point
    According to some koonfurians especially kuwa dawarsada any one who opposes. The fake blue flag is somali diid. When we all know somaliland is more somali cultural wise then all the walanweyn combined.
  3. 1 point
    The Pirates have been involved in so many crazy under world dealings from Human Trafficking, Piracy, Terrorism and now Nuclear Waste.
  4. 1 point
    Back in August 2019 the IC gave Cheeseman to have the Elections laws in place by Decemeber. That was 2 months ago. And the so called Election Law (Which is in reality just an empty shell) doesn't even address any of the main contentious issues. It neither says anything about seat allocations nor does it have a constituency damarcations. Also, doesn't address Political Party's relevance in the equations. And the most important of all is the non existence of a Consitutional Court which will handle disputes. The so called NIEC also do not enjoy support from anyone, really. Even inside Mogadishu. All in all, this slow motion train wreck will come to a full stop soon. And by the 11st hour it will go back to 4.5 again.
  5. 1 point
    Waa Qamar Suugaani oo arooskiisi ka heesay. anigu kolay hore umaan maqal nin caruus ah oo isla arooskiisi ka dhex heesay. Waa hees lagu fara yaraystay.
  6. 1 point
    When Soomaaliya is rising daily, Soomaalidiid cuqdad ku nool sewage-dwellers hurdo uma taalo. Har iyo habeen waa inay soo taagnaadaan with their mijimo jaad. Even on a site called Soomaaliya-online. Their trembling little fingers must type or click that each and every time. Laa ictiraaf, laa hurdo walaa jiif.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up