Saalax, madaxweynaha Soomaaliya hadda ka hor wuu tagay gobolka Waqooyi Galbeed, siiba Hargeysa as a prime minister in 2011. Diyaaradda Daallo ayuu saarnaa, rakaabka shacabka ayuuna la saarnaa. Transit ayuu ku ahaa Hargeysa saacad. Waliba gudaha ayuu galay.
Secessionists marqaankooda iskaga fadhiyeen, waxee ka warqabeen ma jirin.
Eniwey, Muuse Muqayil last time (only time invited then) orod ayuu Adisababa kaga soo noqday markii lagu qasbay in madaxweynahiisa ee Soomaaliya Hargeysa ku soo dhaweeyo. Waa ka soo fikiraa ayuu ku soo marmarsiyooday, Xabashada warkooda si toos uma diidi karee. I guess markaan xoog Xabashada ugu sheegeen. Intee ka baxaa meel Alle ayee ku noqotay Muuse Marqaanweyne.