Mr. Gooni,
Hawshan waxa gacanta ku hays Raisul Wasaare Hassan Khayre.
WAxaanu ogsoonahay in uu xagaagii la soo dhaafay bil iyo wax ka badan joogay dhuusamareeb isagoo ku guda jira hawshan. Arrintani waxay qaawinaysaa ama ay daaha ka faydaysaa kartidii lagu sheegayey Khayre ee ahgayd in uu yahay ni karti iyo wax qabad leh.
Sanad ku dhawaad haddi uu samayn kari waayo dawlad loo dhan yahay eeda dadka reer Galmudug ma leh ee Khayre iyo xukuumadiisa ayaa iska leh.
Remember despite its dysfunction and quarrelsome attitude of the Galmudug community, they had a quasi functioning state. Of course Xaaf had involved with illegal activities to help UAE interfere with Somalia, yet when he was elected , he was somehow the unified leader of Galmudug,
The people of Galmudug had a government and leader based in Cadaado. It was the federal government that helped dismantle Xaaf through the parliament speaker and others. Now, the question is:
Dawladii Galmudugna waa la dumiyey mid kalena waa la dhisi kari laayahay wax aqliga galaya ma ahan. Haddii ay maanta laba dawladood meeshaa ka samaysmaan eeda waxa iska leh Khayre. Waa run Farmaajo ayaa madaxweyne ah laakiin waxaan ka dheregsanahay in Khayre iyo Wasiirka arrimaha guduhu ay hawshii qaranka u hayeen ay u joojiyeen dhisida Galmudug.
WAxaad ogsoonaataan haddi Khayre ku fashilmo dhisida dawlad loo dhan yahay oo Galmudug ah in uu aysa suurta gal ahayn in uu yidhaahdo waxaan u tartamayaa oo Madaxweyne. Ninkii Adhiga soo xerayn waayey geela loo diri maayo.