Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/20/2020 in Posts

  1. 1 point
    hmmm. xooluhu shugux shugux kama ilbaxdo. All it takes is a $500 dollars. Few dollars for Logo design, few dollars for new suit and some more dollars to get so called journalists to come to your hotel. And you have Saalaxo running with it like he found his new Daddy.
  2. 1 point
    Gal-mudug La mid ma'ahan gobolada kale sida bay iyo bakool oo diinta loo raadsan jiray iyo masagada. Dhaqan ahaan gal-mudug waa dad dhib badan, axdigana ma oofiyaan. Nabada, colaaday ka jecel yihiin. Xalaashana xaarayntay ka jecelyihiin Waa intooda badan dadka laysma raaciyo aqlabiyadda ama ilaa man raximalaah. Ilmaha markii loo xiiro waxaa lagu dhahaa orodoo facaa iskasoo celi asagoon ilko lahayn. Labaatan jir mudug ku dhashay ilaahay uma xil qarin, macnaheedu waa inuu ama dilaa noqdaa ama isaga tagaa gobolka. Tusaale waxaa kuugu filan dadka wax loo qaybinayo oo loo dadaalayo waa hal jufo oo sadex jufo usii kala baxday Waxa federaalka oo aysan sharuudihiisii buuxin uga mid noqdeen gobol iyo rubuc si shartooda looga nabad galo. Mid waxay leedahay madaxweynaha. Midna waxay leedahay caasumadii dhaqaalaha ugu badan soo galayay. Midna waxay leedahay gurigii baarlamaanka oo lagu talinayay Waxaa loogu daray suufiyadii oo sadbursi iyo mixnad kale ah. Maxaa soo haray?.... Waxba. Juhdiga intaa le'eg waxa lagu bixinayo waa hal beel ah oo aan timo waligood usoo bixin. Soo kama fiicnayn juhdiga intaa la'eg, in dawladu geliso geella Australia lagu laynayo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up