Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/17/2020 in all areas

  1. 1 point
    ^cantarabaqash! Like I'm going to read your effing verbal diarrhoea. Full of shyt.
  2. 1 point
    Yaab badanaa maskiinkii dhiibeen waa noolyahay, waanna xor, Yariisow Waa xijaabtey
  3. 1 point
    Gudoomiyihii Degmada Taleex ee Maamulka Garoowe oo Tukaraq lagu soo dhaweeya
  4. 1 point
    Anigu odhan maayo odeygu been cad ayuu sheegaya, waa laga yaaba inay sidaa ula eekoonaatay. Meesha ka hadli mayno odey hebel oo gurigiisi iiyo xaaskiisi ka sheekaynaya. Waxa aan ka hadlayna waa madaxtooyadda iyo arin dhiibis nin Somali ah oo loo gacan galiyay Ethiopia. Sida uu hadalka u dhigaayo, Cabdi Xaashi waa ogaa in arinkani aad xasaasi u yahay. Laakin wuxu hadana ino sheegay inay ka hoostay oo aanu siinin misaanka ay leehayd iyo xog-doonkii dawlad lagu ogaan jiray. Wax caqliga gali kara maha, labadaa marxaladood ee Cabdi Xaashi kalmahada aadka u raqiiska ah isku dhaafiyay. Hadii Wariye fiican meesha joogo, su'aalo badan oo muhiim ah oo qaawin kara hadalka Cabdi Xaashi ayaa meesha ka soo baxayaa. Sidee ku dhacday nin dhan oo uu ogyahay inu la soo qabtay oo waliba Passport Ethiopian ah wata, inu Dawladda isku soo dhiibo? Halkee ka keenay Passport ka cusub? Maxaa keenay degdega ka muuqda sida wax loo dhameeyay? Cheeseman waa ogaa siday wax yihiin oo waa kan yidhi Cabdi Xaashi saqdii dhexe ayu telephone u soo diray oo ku yidhi Madaxtooyada iigu kaalay. Waxa waax oo dhan fuuqsanysa, Dawladdu press release kii ay sheegtay in la soo qabtay qof argagaxiso ah falal danbiyeed ku jira oo loo gacan galiyay Dawladda Ethiopia maadaama aanu Soomaali ahayn, se yahay nin Ethiopian ah. Waxaan sugnaa waa facts aan ka helno Sanbaloolshe.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up