War ka qaleey, see camal hilfahaa u qaatee.
Laakiin waxaa dadkaas ka mid ah igaarkaan yar Dabeelmar - err Dalmar - la baxay meeshee dabeesha u socotana iska raaco. Danta gobolka uu sheegto ma kala jeclo, xataa boosaneero ku nool, nolosha ka dhacay secessionist, whose hatred for and against anything positive for Koonfurta and has no limits, ayuu u sacabtumaayaa maanta ceebtiisa. The same sewage-dwelling secessionist caaynaaye dadkiisa shalay, berina afgalaadeen doono ayuu u gacmo haadinaayaa, in order to insult madaxweynaha Soomaaliya. The same madaxweynaha ka soo jeedo this same Mudug region and want to develop and invest it, including having a major port. Yariisoowgaan waxaas ma arko, qabyaalad qurunkeeda ayuu arkaa and cheerleading the sewage-dweller creature who hates his gobol and people.