Ciyaalkan wax dambi ah malaha weel walba wixii lagu shubto yaa laga cabaa.
Dadkooda waa wayn yaa marin habaabiyay, ayaga qudhoodana dad ka sir badan yaa marin habaabiyay sidoo kale.
Ujeedka snm loo aasaasay ma'ahayn xukun diid, mana ahayn gooni isu taag.
Horta intaas waa in la fahmaa ayadoo si fiican oo cilmiyaysan loo baarayo, taariikhda snm ee saxda ah.
Snm waxaa asaasay yuhuuda reer galbeedka waxaana loo ogolyahay in xataa qowm luudkoodu booqdaan, oo caruurta dhunkadaan, sheekha muxaadaradiisuna waa ka mamnuuc.
Waxay ka bilaabatay xukunka military'ga iska rida, waxayna ku dhamaatay waan ka go'nay dalka intiisa kale.
1990 kii ka dib, waxaa lagu war geliyay inay gooni isu taag ku dhawaaqaan ayagoo ingiriis ku abtirsanaya.
Xagjirka waa laga ilaaliyaa oo waxaa loo sheegay madaxda xag-jirka in qaybtii ingiriisku gumaysan jiray ay yihiin somaali sax ah oo caqiido fiican haysta, qaraxa iyo dhibkana laga ilaaliyo.
Koonfurtuna yihiin dad gaalo iyo mushrikiin isugu jira dhiigooduna baanaanyahay oo aan lakala saarin caruur, iyo hooyadood.
Warka markii lasoo koobo dad hal caqiido haysta oo isku af iyo midab ah dhul khayraad badana deggan waa inaysan jimcaha ku ducaysan ilaahow gaalada naga kor yeel.
Aqoonsiga
Aqoonsigu muqdisho ma yaal sida caruurta loo sheegay, shaqadii kala furfurka soomaaliya yaan weli dhamaan, markay dhamaatana ama waa la aqoosan ama walaalahood itoobiyo yaa lagu dari.