Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/04/2019 in all areas

  1. 1 point
    Xasan Sheekh Xamar waxaa loogu yaqaanaa gacanta taagan. Yacni gacantiisa lacag inay ku dhacdo 24 saac u taagneyd, masuqmaasuq aanan Soomaalida hore u arkin ku dhaqmi jiray. On some projects, he or his family would pocket up to 90% lacagta loo qoondeeye mashruuca. Dhul weyn danta guud ahaa, kuna dhagan garoonka Aaden Cadde ee Xamar wuxuu ka dhistay hool weyn ruwaayadaha iyo shirarka lagu qabto, magaca walaalkiisa ayuuna ku qortay milkiile ahaan. It is the hall Kiin Jaamac ku heeseysay markee Xamar tageysay sanadkii hore. I had passed it because passengers are forced to use it if you are departing. His dowlad forced each departing passenger to use a family company bus he owns (under the name of his brother). Each passenger waxaa laga qaadaa toddobo doolar ($7) baad ah, haddii kale garoonka ma gaari kartid; waa bas kuu wadaayo meel talaabooyin kuu jirto aad u lugeyn kartid. But his corrupt government years ago forced on poor passengers to use it, regardless whether their destination is domestic or international. I don't know why dowladaan hadda dhisan did not cancel this corrupt deal.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up