Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/26/2019 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    If you lose Sanaag, it is game over, it is not like Sool, latest , Caare is already getting alot of arms shipments via the coast,
  3. 1 point
  4. 1 point
    Haye Dalmar Awyare, maanta dowladda dhexe u qiratay waxqabadkeeda miyaa? Tell me what are xirta tuugada ah aad taageertid - Fiqi, Qeybtiid, C/shakuur iyo Odowaa - doing than the usual qalalaaso abuurid so they can pocket and continue isbaaro ways in 2019? What business does Fiqi have in Kismaayo? Muxuu u aadi la yahay meesha loogu baahanyahay maamul la'aana ah bilooyin, isqabqabsi weyna ka jiro. He knows he is in irrelevant in those deegaano he claims to represent. This why Xaaf aamusiisay, he had seen the reality. Gobollada Mudug iyo Galgaduud horumar ayee u baahanyihiin. Haddaa kuwa aan kor ku soo xusay ee dhab ka tahay Soomaaliya horumarto deegaanadooda ka bilaabi lahaayeen.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up