Waxaan maqlay hada ka hor waxaa dagaalamay labo jufo oo reer dhagax-buur ah.
Maalintii dambe yaa jufo ka mida kuwii colaadu u dhaxaysay qabatay nin jufadii kale ah, balse way garan waayeen waxay waydiiyeen cidiisa wuxuu u sheegtay sh'ikhaal culumo ah.
Mid colkii ka mid ah yaa waran wadnaha uga dhuftay oo yiri kuwaanaaba nooga daran isaga kaana dhex jira.
Markii naftu kasii baxaysay buu yiri bal in aniga iyo awoowgay la gubay maxaan u sheegtay shkhaal maba ahayne.
Iminka reer laas caanood iyo reer laas qoray hadaan cid u yeeratayba jirin maxay sh'khaal u sheeganayaan?