Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/19/2019 in all areas

  1. 1 point
    Dadku waa inuu si fiican u fekeraa sida masuulkaan oo kale Hadii aad adigoo jooga hargaysa oo bini aadam maskax leh ah, aad sacuudiga ugu dhooftay basaboor somaliya leedahay See ku diidi kartaa shahaadada laxda iyo wanka kasoo dhoofay berbera?
  2. 1 point
    Caarre meeqo bilood ayee ku haayaan beri ayuu isdhiibi doonaa. Secessionists wax aan been ahayn ma'ahee wax kale kama soo harin. Xataa xoolihii dowladda dhexe u fasaxday anagaa fasaxnay leeyihiin. Watch at this clip and listen to this deluded 'wariye' wuxuu iskugu sheekeynaayo: Safaaradda Waqooyiga iyo daljiraha Waqooyiga u fadhiyo Jidde ayuuba la soo shirtagay. Xataa haddee safiir lahaan lahaayeen Jidde muu fadhin lahaa or Riyaad. Waxooda been wey dhaaftay, tii Trump lagu yaqaanay ayee sii dhaafeysaa.
  3. 1 point
    Great. What does this mean for Hargeisa? Game is over for Biixi.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up