Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/07/2019 in all areas

  1. 2 points
    Somali Galbeed freedom is near. Great Somalia will rise again Its great news from our brothers Somali Galbeed.
  2. 1 point
  3. 1 point
    Somali galbeed will be annexed and incorporated into Somalia after Ethiopia falls apart. There are great things coming.
  4. 1 point
    Dee waa sida shiinaha oo lagu sheego inay 52 qoomiyadood leeyihiin. But they all look the same to me. Only their national attire differ in colour and design.
  5. 1 point
    Ileen Soomaali maba aha miyaa? Soomaali Aboow muu ahaa? Soomaali Aboow wey ixtiraamaan Soomaalida. But I think inay Soomaali wax u galeen, hooyadiisa amee ahayd ama reer ayeeyadiisa.
  6. 1 point
    Puntland waligeed doorasho kuma dhicin adeer, niman ay meel ku xareeyeen yaa loo tilmaamaa jufada doorka leh Juba-land, waxaa ku nool 32 qabiil oo muslin-nmadu ka dhaxayso waligaa ha is barbar dhigin. Jubaland waa guriga soomaalinamadu ka asaasmi doonto insha allah.
  7. 1 point
    Caaydii iyo aflagaadadii waa u socon weysay miyaa. Who is this Dinka-looking dude, by the way? You will see him beri asagoo saf ugu jira meesha baasaboorka Soomaaliya laga qaato oo xaj ku aado rabo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up