Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/28/2019 in all areas

  1. 3 points
    It was always called Doollo for a over century. Haven't you guys heard of the famous poem by Cali Dhuux "Doqonkii "0" ahaa, Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu, degi lahaa"
  2. 1 point
    Aragtidayda Somaalidu sida ay u dhantahay xoriyaddu waa cudurkooda koowaad oo si safmara u dili kara, ka hor tag iyo tallaalna ma leh. Ina Iley taliskiisii iska daa kilinka 5aade, soomaalida xorta sheegata itoobiya lagumasoo hadal qaadin karin tuulo ka mida. Gudoomiye uu magacaabay ina iley, beesha hadda is waalaysa quraan iyo duco inay ula yimaadaan mooyee waligood hadal lagama maqal. Kobta'tadan anagaa iska leh laga dhamaan maayo cid kalana waxba uma ogola, mushkiladuna waa xoriyadda. Hadii la waydiiyo gudoomiye degmo oo beri la badali karo maxaad ku mucaaradaysaan waxay ku jawaabayaan batrool iyo gaas baa ka buuxa ! Batrool iyo gaz dhulka soomaalidoo dhan waa ka buuxaa, hadii amxaaro soo saarto kan ku jira killinka, qaybintiisa soo ayagu iskama leh, yaa adiga wax kaa waydiinaya? Waxaa laga yabaa tuulooyinkaa caro gaduudaa, gudoomiyaha loo magacaabay inay jabhad cusub u asaasaan oo dad badan ku naf waayaan. Laandheeraha sida soomaalidu u taqaan ma'ahan, laandheeranimadu waa qab deeqsinimo ka buuxdo, ma'ahan tiro aan tayo lahayn.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up