Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/17/2019 in all areas

  1. 1 point
    Gooni, Miraha kacaanku ka tegay waa inta hadda taalla, dil iyo burbur. Intuu qabtay waxaa ka daran inta dhib ah oo uu gaystay, laakiin isku xiiqin maayo saa adaan ku ogahay oo qof si objective ah wax u qiimayn kara ma tihid'e. Kacaan haddii wax laga sheegana si personal ah baad u qaadataa si in reerka ama odaygii AUN wax laga sheegayo. Runtu waxay tahay maanta Soomaliya ka iskuulo badan, jaamacaddo badan, ka aqoon iyo dhaqaale badan tii Kacaanka. Nabad la'aan iyo inay jirto iyo dowlad xumo cid isku haysata ma laha, laakiin dadka Soomaalidaa maanta in general are socially more prosperous than the era of the dictatorship. Wiilka 15-ka jirka ma fahmin meel aad u waddo sheekadiisa. Malaha adaa ka af-laxay iskuulkii seeraalaha ee Xamar laguu keenay markii geella lagaa soo kaxeeyay. Taas waa kaftan! Reerku geel ma laha, laakiin mid dugsi raba haddaan arko ama maqlo waan ku qorayaa iskuul insha Allah. Ramadan Kareem
  2. 1 point
    Goodax Barre and the federal government want to control the little education funding given to the local state from foreign donors, hence why they were trying to push this national exam fiasco. Education should be local as Tillamook said above and if federal government wants to improve things, just give money to the states without imposing a direct rule on them. As for US Federal government involvement into country's education, that's also not true. The local counties have that responsibility for all affairs of their local district schools, be it curricula, funding, codes, and etc. They can teach what they want or leave out what don't- as long as it doesn't cross certain guidelines (person's civil rights, hate, and etc). The only times Federal or state intervenes school district is when schools are failing and the states asks for Federal funding and in this case Federal DOE takes over the school/s. Saaxiibkeen gooni Kacaankii buu wali ka sabri la'yahay oo wuxuusan ogayn in maanta Soomaali waxbarashadu inta badan ay ka tayo iyo tiro wanaagsan tahay tii Kacaanka. Maanta meel Soomaaliya ku taal oo heer tuula ah oo iskuul ku ool ma jirto. Marka yaan laga qasin riyaddii kacaanka ayaa wali u socota xaajiga.
  3. 1 point
    Gooni, walaale, ha is oominin. Adigu hadaad rabtid Goodax ilmahaaga inuu wax kuu baro oo imtixaan uu kaaga qaado—walaale xor baad u tahay. That is the true beauty of Federalism. Qof waliba ikhyaar buu u leeyahay wuxuu rabo inuu ilmahooda bartaan. For instance, in North Somalia, malin walba qabuuraha ayee inta qodaan bey ardaydooda baraan waa baa faqash na xasuuqay. That is their local history and as such they have every right to teach it locally to their students. Adiguna, skoollada Caabudwaaq iyo Ballanbal ku yaal hadaad rabtid waxaa ka dhigi kartaa taarikhdii Kacaankii barakaysnaa iyo sida loo gaardiyo. That too is fine. To each his own.
  4. 1 point
  5. 1 point
    It is obvious Suldaanka is struggling with Ramadan and lack of carbs. The dude is normally level-headed.
  6. 1 point
    Since day one. somalilanders has been promoting hate and animosity towards their fellow Somalis, for no apparent good reason. but they forget that he who harbors hatred and bitterness injures himself far more then the one towards. No wonder, there are where there are today. if any one visited their la la land, the animosity among them is an believable.
  7. 1 point
  8. 1 point
    Well, there is nothing that is not federal government business. Majority of third world countries, especially in Africa, they have a national exam for high school students, neighboring Kenyan is one of them. A country that has a very good rigid basic education system. The problem in Somalia is not who is responsible for the education system, it is the spread of lawlessness and anarchism. America is the only true federal country in the world and there is nothing that the federal government is not involved. The federal government not only funds the local schools but also sets a broad standard in everything. Exams that states give their students are very much similar because all states must follow the federal guidelines. The idea that each state is gone have their own exams without federal government involvement is nonsense. I am not fun of useless national exam but education is the federal government responsibility and states have their role in implementing the federal government education policy with the freedom of adding their emphasis and priorities. the real issue is not who responsible for the education system but a fight about the small funding that comes from outside.
  9. 1 point
  10. 1 point
    Maamul gobaleedka ay xaqooda uga doonayaan dawladda dhexe ma 5'ta km oo kenyaatigu joogo iyo 5'ta isbaaro ee taala bandiiradley baa? Xaqiiqdii xaaf iyo madoobe waxaan hadal ahayn gacanta uguma jiraan hadii dameer faras la ordana waxay u badan tahay inuu neef-qabad la ordi waayo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up