@gooni
"Waqooyiga gabilay dhanka badda xiga hadii miino lagu aasay waxaa aasay waa snm sababtoo dawlad miino uma aasto dad iska garab rarato ah"
Afwayne kuwii wakiilka uga ahaa waqooyi waagaa, ayaa ahaa kuwo aan dawladnimo waxay tahay garab maray oo reernimo iyo aargoosi gamuuray dib ugu noqday. Hadaba canaasiirtii is biirsatay waxay xisaabta isu gaysteen ku heleen inay dadka dhulka iska leh ka rarri karaan oo kuwo aan dhalan ku beeri karaan. Waa caqliga canaasiirtii Afwayne isku maaweeliyeen.
Waxyaabaha qosolka badan, Hargeisa waxa dhacday mar kali ah inay ku so dareereen Qaxoontigii 1977ka so qaxay Ethiopia, waxyaabaha ugu yaabka badnaa waxa ka mid ahaa in reer Qaxoonti ah iska soo ag dego reer kale, yidhaahdo hantida maguurtada ah sida guriga ama fooq ama business, anaga ayaa la wareegayna, deedna Dawlad ku sheegta warqado been abuur ah laga so qaadan jiray.
Kolka Afwayne dawlad lagu sheegi kari maayo, waxay ahayd qabiil shaad dawladeed xidhan.
Taariikhda waxa qora kuwa guulaysta, kuwa laga guulaysto taariikhda ma qoraan.