Maakhir
Waxaa jira waxaysan fahmi karin, ilaa abid, oo ah taariikh been ah lama sanayn karo siyaad barre iyo snm midnaba.
Sayidku wuu gubaabin jiray qabiilada, haduu gaalo ku tilmaamo macnaheedu ma'ahan inay ka mid yihiin
Wuxuu uga digayaa waa inaysan calooshooda u furin oo aysan u adeegin sida khaadimka oo kale ayagoo muslina.
Waayo ilaahaybaa noogu sheegay quraankiisa kariimka ah.
(وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ)
Lagama yaabo in gaalo raali kaa noqoto ilaa aad noqoto mid ka mida.
Usoo noqo mowduuca
Hadafka soomaaliya laga lahaa inay gaalo yeeshaan waxaa loosoo maray marxalado badan
Waxaa lagasoo bilaabay in magaca England ama "igllan" soomaalida looga dhigo wax qurxoon oo gabdhaha ay magac uga dhigtaan
Waxaa ku xigay in la aamino in dhulkii ingiriis gumaysto ama cagaha dhigo uu yahay daahir xaq u leh inuu aduunku aqoonsado.
Waxaa ku xigay in xaquuqda dumarka ay ka bilaabato inay iska khafiifiyaan dharka culus ilaa la gaarsiiyo inay qaawanaan ku dabaashaan.
Waxaa ku xigay in loo furo siminaaro sida caruurta loo tarbiyeeyo, xadaanada ama waxa ay ugu yeeraan (kindergarten) kuwa ugu fiican uguna qaalisan waa kuwa ubadka bara dhaqanada reer galbeedka.
Meel naloo daayay ma jirto xafiiskoodana waxay ka furteen meesha laga jecelyahay dhulka soomaslida intay sahamiyeen.
Waa muuqataa inaan snm, waligeed la aqoonsanayn, ilaa caloosha looga afuufo jesus spirit.