Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/05/2019 in all areas

  1. 2 points
    Qaacidada koowaad oo dadka aqoonta leh lagu yaqaano waa xanaaq la'aanta. Ciyaarta feerka ama feedhku waa la mid, midkii xanaaqa waxaa ka luma tarkiiska ama degenaanta maskaxda waxaa la bata xargaha meesha ku oodan. Awoowe oodweyne ninka tagay ingiriisbuu ahaa mid kalaa imaanaya oo hawshii halkii kasii wadaya. Waraaqihiina gadaal uga dara sidii caadada ahayd u qaybsanaha somalia iyo somaliland, waa isla meeshii kii yimaadaba waa adeerkeen anagoo isku duuban. Su'aasha uu waydiiyay dfs sababta dad u dhintay roobowna loo xiray waa su'aal uu, u waydiin karay, xaqna u leeyahay, laakiin ma ahayn inuu xafiisyada hoose ka bilaabo. Dadka dhintay iyo xarigga roobow waxaa laga rabaa inay dfs uga jawaabto shacabkeeda sababta ay ku dhacday Dadka dhintay ma hubaysnaayeen?mise waa mudaaharaad ay ku cabirayeen taageradooda? Roobow maxaa ku qarsoon? oo ay ku haystaan? wixii ku qarsoon maxkamadu hanoo sheegto. waxaasoo dhan waa arimaha gudaha soomaalida ayagaa laga rabaa inay is waydiiyaan. Balse ma qurux badna in nin shisheeya ah iska kaa riixo oo reerkaaga ha iska maamusho adoo meesha taagan, waana sida ka muuqata aragtida snm, carabtuna ninkaas oo kale waxay u taqaan dayuus. Tijaabooyinka aduunku kuugu talo galay way badan yihiin waa layska fiiriyaa waxaan kugu haboonayn, wayna kuugu garaabi waxaysan ayaguba qaateen, xataa hadaysan afka ka sheegin. Dhakhaatiirta waxaa u sahlan inay daweeyaan qof hadli kara qof kooma ku jira hawl badan yuu ku kalifayaa. Dfs ee hadda jirta way hadli kartaa la mid ma'ahan sidii kuwii ka horeeyay oo kale, sharaf soo celintu waa dagaal ka xoog badan kan xabaddu laga dhaxlo.
  2. 1 point
    Diktoore Oodka, I highly doubt that Amb. Donald Yamamoto had anything to do with this. The Ambassador is highly experienced one, this was the work of juvenile Cheeseman. The SG's statement (read here) highlighted what everyone worth his salt in as far as Diplomacy 101 is concerned was saying. You cannot use PNG on SRSG. The normal channels to only a request through the Secretary General's office. By accepting this violation of International norms, the UN SG has given Cheeseman a lifeline. If he were to reject it, which is within his powers, it would have been a huge embarrasment for Cheeseman and Co. The UN SG talked with Cheeseman 2 times over the course of deliberating a response. I am very much sure Cheeseman begged the SG to accept the F*Kup and the price for accepting this could be enormous, diplomatically speaking. @Duufaan, On face value, it may seem a win. But in real terms, this is a huge lose for Cheeseman and Co. If only you could have a sneak peek into the Diplomatic community's messages in the last few days, then you could have realised how seriously damaging this is. With regards to Somaliland, it has made the right move. When this sort of F*kup happens, you have to make a move and it made the right move. I am sure in the Diplomatic spheres, it is being discussed in good-terms. And I am sure a lot of people who have clout in the diplomatic world must be looking into Somaliland's case in a different light. All we will await is the fallout from this in the next months or year.
  3. 1 point
    Gaalada reer galbeedka waxay aduunka ugu necebyihiin dabadhilif bilaa mabda'a ah markaa nimanka weli ma fahamsano arintaas sidee gaalada dabada uga dhaqayeen the last 27 years and still nothing to show.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up