Gabadhaan somaalida maraykanka waxay u tahay guul wayn magac iyo muqaal ahaanba waana u dhiiri gelin inay ka muuqdaan dalkay degeen ayagoon dhaqan guurin.
Somaalida wadankii joogana waxay ka baran karaan in dad kale ka faa'iidayo caruurtoodii ay nabadda u diideen dilkana ku xukumeen.
Waxaa iigu yaab badnaa sharci canada meel marisay dhawaan oo oranaya hooyada iyo aabuhu fasax way qaadan karaan haddii ilmo u dhashaan mushaarkoodana wuu u soconayaa labo sano iyo intay ku darsadaan.
Taa macnaheedu waa islaanta haka ag tagin wax soo saarka badi.
Dalka canada wuxuu faa'iidayaa jiil ku dhashay oo hawadooda ku anqartay oo ay wax bareen inay helaan.
Odayga iyo habarta afrika laga keenay waa beer ay waraabiyaan oo miraheedana lagu xisaabtamayo
Soomaalideenu markaan dhib iyo rafaad ku korino oo wax barno, ama qarax baan ku dilnaa ama xabado isbaaro laga riday yaa ku dhaca amaba waxaa loo diraa xuduudkii ingiriisku ka guu qarni ku dhawaad
Soomaalidu dad soo dhaw ma'ahan.